December 1, 2025
waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Dr. Asma Abdiaziz Hassan, oo loo doortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedka Galmudug.
Dr. Asma waa mid ka mid ah qalin-jabiyayaasha Jaamacadda Soomaaliya ee hormuudka ka ah horumarinta bulshada.
Waxaan u rajaynaynaa guul, karti iyo horumar joogto ah xilka ay ummadda u hayso.
“UNISO Alumni — Hal-abuurnimo, Hoggaan iyo Horumar Bulsho.”